Ogeysiis & Bishaaro

Waxa ardayda iyo bulshada ku xiran duruusta sheikh Dr Cumar iman la ogeysiinayaa inu bilaaban doono inshallah dhowaan Kitaabka

تسهيل الفوائد وتكميل المقاصد  

wuxu ino bilaaban doona kitaabkan inshallah Asbuuca soo socda haduu alle idmo

waxa kala socon kartaan page kan www.omariman.com

ama barteena facebook iyo telegram & Youtube

kafaaideysi wacan